HomeWararWasiir ka tirsan DFS kana soo jeeda Puntland oo aan ka qeyb...

Wasiir ka tirsan DFS kana soo jeeda Puntland oo aan ka qeyb galeyn Shirka Garoowe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Qorsheysan Xukuumadda Soomaaliya Xidhibaan Jamaal Maxamed Xasan oo kasoo deegaanada Puntland ayaa ka haray wafdi ballaaran oo isugu jiray Xildhibaano labada Golle ee Baarlamaanka iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo gaaray Magaalada Garoowe. Wafdigaas oo deegaan doorashadoodu ay tahay Puntland ayaa waxaa hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, kuwaasi oo Garoowe […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Qorsheysan Xukuumadda Soomaaliya Xidhibaan Jamaal Maxamed Xasan oo kasoo deegaanada Puntland ayaa ka haray wafdi ballaaran oo isugu jiray Xildhibaano labada Golle ee Baarlamaanka iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo gaaray Magaalada Garoowe.

Wafdigaas oo deegaan doorashadoodu ay tahay Puntland ayaa waxaa hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, kuwaasi oo Garoowe ka qayb geli doona shirka wadatashiga Puntland ee uu Iclaamiyay Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni.

- Advertisement -

Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Wasiir Jamaal uusan ka qeyb geli doonin Shirka wadatashiga Puntland ee maalinta berri furmaya, waana Wasiirka kaliya ee kasoo jeeda Puntland oo ka maqnaan doona shirkaas.

Sababta uusan Wasiir Jamaal uga qeyb galeyn Shir ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay in Bulshada ku dhaqan deegaanka uu kasoo jeedo ay tabashooyin ka qabaan maamulka Puntland, isla markaana uu Wasiirka Go’aansaday inuusan ka qeyb gelin shirkaas.

Shirka wadatashiga Puntland ayaa waxaa ka qeyb geli doona Madaxweyneyaashii hore ee Puntland, Xildhibaano, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Dowladda Federaalka kana soo  jeeda Puntland iyo xubno kale oo lagu Casuumay Shirkaas oo ah mid siweyn loo hadal haayo,

- Advertisement -

Shirka Wadatashiga ah ayaa inta uu socdo waxaa looga hadli doono Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin Aayaha Maamulka Puntlland, Khilaafka u dhexeeya dowladda Federaalka iyo maamulkaas iyo qodobo kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts