HomeWararWasiir Cadaala oo booqday safaaradda Soomaaliya ee dalka Maraykanka+SAWIRADA BOOQASHADA

Wasiir Cadaala oo booqday safaaradda Soomaaliya ee dalka Maraykanka+SAWIRADA BOOQASHADA

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka, iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al Cadaaala oo safar shaqo ku jooga dalka Mareykanka ayaa maanta booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee Magaalada Washington.Wasiirka waxaa soo dhaweeyey Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka, Ambassador Dahir Hassan Arab iyo hawl-wadeennada Safaaradda. Wasiir Al Cadaa ayaa madaxda Safaaradda ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka, iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al Cadaaala oo safar shaqo ku jooga dalka Mareykanka ayaa maanta booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee Magaalada Washington.Wasiirka waxaa soo dhaweeyey Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka, Ambassador Dahir Hassan Arab iyo hawl-wadeennada Safaaradda.

Wasiir Al Cadaa ayaa madaxda Safaaradda ku bogaadiyey dadaalka ay ugu jiraan inay u adeegaan dadka Soomaaliyeed oo xilliyada qaar soo wajahaan daruufo adag.Sidoo kale Wasiirka ayaa ku adkeeyey muhiimadda shaqada Qaran ee ay safaaradda ka qabato dalka dibaddiisa, taasoo fure u ah xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Mareykanka.

Danjire Dahir Hassan Arab ayaa Wasiirka si qoto dheer u gala hadlay howlaha Safaaradda iyo shaqooyinka ay qabato maalin kasta.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts