Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay kiisas cusub Caabuqa Covid19

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay Kiisaskii ugu dambeeyay ee caabuqa Covid19 laga helay guud ahaan dalka, waxaana jira Kisas hor leh oo soo kordhay.

24-kii saac ee ugu dambaysay ayaa laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka 2,476 ruux, waxaana laga helay xanuunka 229 qof oo ku kala sugan Gobolkani Banaadir iyo Gobolada Dalka.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 2,476

– Laga Helay: 229

– Banadir: 117

– Puntland:63

– Somaliland:46

– Southwest: 2

– Jubaland: 1

– Lab: 137

– Dhedig: 92

– Dhimasho: 6

– Bogsashada: 14

– Tirada Guud ee Laga Helay: 6,246

-Bogsashada Guud: 3,778

-Dhimashada Guud: 208

Comments
Loading...