HomeWararWasaaradda Amniga Gudaha ee XFS oo sheegtay in la qabtay dad ku...

Wasaaradda Amniga Gudaha ee XFS oo sheegtay in la qabtay dad ku dhoofi lahaa Dukumentiyo la Been Abuuray.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka, C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay inay Ciiddanka Ammaanka gacanta ku dhigeen Shaqsiyaad ka dhoofi lahaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho. Waxa uu intaasi ku daray in dadkaasi lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Xarakadda Alshabaab, isla markaana doonayeen inay ka dhoofaan Garoonka Muqdisho iyo kuwo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka, C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay inay Ciiddanka Ammaanka gacanta ku dhigeen Shaqsiyaad ka dhoofi lahaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho.

Waxa uu intaasi ku daray in dadkaasi lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Xarakadda Alshabaab, isla markaana doonayeen inay ka dhoofaan Garoonka Muqdisho iyo kuwo ku yaalla Goballadda dalka.

- Advertisement -

Wasiir C/risaaq waxa uu tilmaamay in 20 ka mid ah lagu qabtay Garoonka Aadan Cadde, kadib, markii la ogaaday inay wateen Dukumentiyo la been abuuray, waa  sida uu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale, Wasiirka waxa uu ka hadlay Ammaanka Muqdisho, wuxuuna xusay in la xoojinayo Ammaanka muddada ay socdaan Doorashooyinka soo socda.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts