HomeWararWasaaradda Amniga ee Dowladda Federalka iyo Taliiyaha cusub oo AMISOM  oo dardar-gelinayo...

Wasaaradda Amniga ee Dowladda Federalka iyo Taliiyaha cusub oo AMISOM  oo dardar-gelinayo La-dagaalanka Alshabaab.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Federalka, Abndirisak Omar Mohamed iyo Taliyaha cusub ee Taliska Ciidanka AMISOM, Jeneral Osman Nuur Subagle ayaa yeeshay Kulan loogu hadlayey sidii loo xaqiijin lahaa in laga guuleysto Alshabaab iyo in  loo celiyo Nabadda Somalia. Mas’uuliyiinta ayaa iskaashigaasi kaga dhawaaqay Casho Sharaf lagu soo dhaweynayey Taliyaha cusub ee AMISOM, Jeneral Osman Nuur […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Federalka, Abndirisak Omar Mohamed iyo Taliyaha cusub ee Taliska Ciidanka AMISOM, Jeneral Osman Nuur Subagle ayaa yeeshay Kulan loogu hadlayey sidii loo xaqiijin lahaa in laga guuleysto Alshabaab iyo in  loo celiyo Nabadda Somalia.

Mas’uuliyiinta ayaa iskaashigaasi kaga dhawaaqay Casho Sharaf lagu soo dhaweynayey Taliyaha cusub ee AMISOM, Jeneral Osman Nuur Subagle, waxaana Xafladaasi ka qeyb galay Ergayga Gaarka ee Midowga Afrika ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia,  Ambassador Francisco Madeira, Taliyayaasha Ciiddanka Milliteriga, Boliska, Nabadsugidda iyo marti kale.

- Advertisement -

Wasiirka Amniga Gudaha, Abdirisak Omar Mohamed ayaa sheegay in Ciiddanka Qaranka Soomaaliyeed iyo kuwa Hawlgalka AMISOM gacan ka geysan doonaan  Xaqiijinta Ammaanka Somalia.

Wasiirka waxa uu tilmaamay inuu Jeneral Osman Nuur Sugle yahay qof isbedel kara, isla maekaana ay  magacaabistiiisa labo muhiim u leedahay Somalia.

“Waa tan koowaadee, waxa uu fahmayaa Dhaqanka Somalia iyo iyadoo Ciiddanka Somalia u fududahay sidii ay Taliyaha cusub ula xiriiri doonto” ayuu yiri Wasiirka Amniga Gudaha oo dhinaca kale ugu baaqay Ciiddanka Qaranka inay si dhow ula shaqeeyaan Hawlgalka AMISOM.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Taliyaha cusub ee Hawlgalka AMISOM, Jeneral Osman Nuur Subagle ayaa u mahad celiyey Ciiddanka Somalia iyo kuwa Hawlgalka AMISOM, wuxuuna ugu baaqay inay iska kaashadaan La-dagaalanka Alshabaab iyo iyo sidii looga guuleysan lahaa Alshabaab.

Ergayga Gaarka ee Midowga Afrika ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia,  Ambassador Francisco Madeira ayaa isagana sheegay  inuu Jeneral Subagle  yahay Taliye khibrad leh oo xaqiijin doona Awoodda Ciiddanka Somalia iyo xoojinta Ammaanka Somalia.

AMISOM 5AMISOM 4 AMISOM3 AMISOM2 AMISOM 1

©Radio Dalsan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts