• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, June 19, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Warsaxaafadeed: Beesha Wacaysle oo kalsoonida kala noqday Gudiga Farsamo Ee Maamul-usameynta Gobolada Dhexe

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 5, 2015
in Warar
Reading Time: 9 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Siyaasiyiinta, Odayaasha Dhaqanka, Aqoonyahanadda, Dhallinyarradda  iyo Haweenka Beesha Wacaysle ee ka qeyb-galayo Shirka Dhismaha Maamul-u-smaaynta  Goballadda Dhexe ayaa waxay maanta kulan ku yeesheen Degmadda Cadaado.

Beesha Wacaysle oo ka mid ah Beelaha wada deggan Gobalka Mudug iyo Galgaduud ayaa waxay degaanadooda kala  yihiin Xarar-dheere, Ceel-dheer iyo Galcad.

Wada-tashi dheer oo ay qeybaha Bulshadda ee Beesha Wacaysle waxay go’aamiyeen:-

Ø Markii aan ogaanay in odayaal dhaqameedkii saxiixayaasha ahaa kana mid ahaa 135-ka xubnood ee sababta u ahaa dhismaha Baarlamaanka Soomaaliya ee hada dalka ka jira oo laga tegay magacyadooda beddelkoodana la qaatay xubno Rimay-gacmeed ah.

Ø Markii aan ogaanay in Guddigu Farsamadu sameynayo isla markaana meel marinayo Go’aano been abuur ah oo ka soo horjeeda rabitaanka Beesha.

Ø Markii aan garanay in Guddiga farsamadu doonayo in uu meelmariyo Go’aano been abuur ah ee Beeshu ku keeni karto  khilaaf iyo kalsooni-darro.

Ø Markii ay noo cadaatay in maamulka Guddiga farsamadu ku sameeyay  xad-gudub dhammaan beelaha kale oo iyagana ka cabanayo caddalad-darro.

Ø Marki aan xaqiijinnay in xulidda magaacibista xubnaha Guddiga farsamada aan lagala tashan Beelaha ay ka soo jeedaan balse ay ku yimaadeen  go’aanka Dowlada .

Ø Markii ay noo cadaaday in aysan jirin wax qorsho qoraal ah ama sharci hoosaad ah  oo la raaco oo Guddiga farsamadu u diyaariyay shirka maamul u sameyta ee Gobolada dhexe,  isla markaana hubsanay in ay ka maqan tahay Guddigan waaya-aragnimo iyo aqoon ay ku fulin lahayeen waajibaadka loo xilsaaray.

Ø Markaan ogaanay in Gudoomiyaha Guddiga farsamadu uusan siineyn wax tixgalin ah awamiirta iyo talooyinka kasoo baxay wasaarada arimaha gudaha.

Waxa aan maanta oo  taariikhdu tahay Bisha May,5,2015, shirkan Jaraaid  ku cadeynaynaa in Beesha Wacaysle aad uga xun tahay maamul xumada iyo musuq-maasuqa baahsan oo aan gambashada lahayn oo ay farahana kula jiraan madaxda Guddiga farsamada  anagoo ku eedeneyno falalkoda ku dhisan   cadaalad darada ah iyo faragelinta tooska ah oo xambaarsan iska horkeenka iyo colaad ka dhexdhalinta Hogaamiyayaasha dhaqanka Beesha.

Hadaba anaga oo tixraaceyno sababaha aan soo sheegnay , waxay Beesha Waceysle  go’aansatay Qodobada  soo socda:

1-    In ay kalsoodinidii kala noqdeen Guddiga Farsamadda,  maadaama ay garab mareen go’aanka Beesha iyo fulinta awaamiirta Madaxda qaranka ee  Dowlada Federalka iyadoo la  ogson yahay in Guddigaasi lagu soo xulin rabitaanka iyo kalsonida Beelaha, balse ahayeen xubno ay Dowladu iskeed u  soo magacaabatay.

2-    Beesha Wacaysle waxay soo jeedineysaa in Guddiga farsamada la kala diro maadaama ay  ku fashilmeen howlihii iyo waajibaadki loo igmaday  sababtoo ah waxay siminaar u fureen xubno aan wakiilo ka ahayn beelahooda.

3-    In Beesha Wacaysle ka fiirsaneyso jawaab cadna ka bixin donto ka mid ahaanshaha iyo xubinnimada Beelaha ku midoobay dhismaha maamul u sameynta ee Gobalada dhexe.

4-    Beesha Wacaysle  waxay ku baaqayaan dhamaan beelaha Soomaaliyeed ee ku shirsan Cadaado isla markaasna wada dega Gobolada Mudug Iyo Galgaduud in ay isugu yimaadaan shir wada tashi ah si xor ahna u  dhistaan Dowlad Goboleed ay ku mideysan yihiin maadama Dowlada dhexe ee federalka wax ka qaban weyday musuqa iyo cadaalad darada ay ku shaqeynayaan Madaxda Guddiga farsamada.

5-    Beesha Wacaysle waxa ay ka codsaneysaa Xukuumada iyo Baarlamaankaba in ay Guddiyo xaqiiqa raadis ah u soo diraan shirka Caddado si loo ogaado dhibaatada jirta ee Beeluhu ka cabanayaan.

6-    Waxaan Beesha Caalamka ku wargalineynaa  gaar ahaan UN-ka, African Union, Ururka  IGAD iyo European Union in shirka caddaado ee maamul u sameynta Gobollada dhexe u muuqdo mid ku socdo burbur, fashil iyo kala tag waxna ka soo bixi doonin, waxaana  Mas’uuliyadeeda qaadi doonto  Dowlada Federalka  oo aan talabo wax ku ool ah ka qaadi weysay arrintaas.

7-    Beesha Wacaysle waxa ay ku wargalineysaa dhamaan Beelaha shirka Caddado ku sugan in wixi khasaaro colaadeed ah ee ka dhasha falalka foosha xun in ay kula xisaabtamaan Guddiga Farsamada.

8-    Beesha Wacaysle waxay u taagan tahay badbaadinta iyo aaya-katalinta danaha dadkooda waxayna wax la qeybsan doontaa meesha ay maslaxadooda ku jirto.

Wabilahi Towfiiq

DSCI5597 DSCI5599 DSCI5608 DSCI5609 DSCI5610 DSCI5612 DSCI5613 DSCI5614 DSCI5617 DSCI5622 DSCI5623 DSCI5626 DSCI5629 DSCI5633 DSCI5635 DSCI5637 DSCI5640 DSCI5644 DSCI5645 DSCI5647

Previous Post

Madaxweynaha oo kulan taariikhi ah Muqdisho kula yeeshey John Kerry + Sawirro

Next Post

Dr. Xasan Shire:- “Dowladda Federalka waa inay dhowraan xuquuqda Suxufiyiinta iyo dadka ka shaqeeya Xuquuqda Aadanaha”

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah
Warar

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah

June 19, 2025
Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
Warar

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

June 19, 2025
Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay
Warar

Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay

June 19, 2025
Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya
Warar

Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya

June 19, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray

June 17, 2025
Shirka Wadatashiga Qaranka oo Galay Maalintiisa Labaad Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Jiraan

by Ilhaan
June 19, 2025
0

Waxaa maanta si rasmi ah lagu soo xiray Shirka Gogosha Wadatashiga Qaranka ee uu furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

by Ilhaan
June 19, 2025
0

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saddex haween ah ay ku dhaawacmeen weerar ay geysteen maleeshiyaad hubeysan...

Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay

Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay

by Ilhaan
June 19, 2025
0

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Bariga Dhexe ayaa sheegaya in xiisadda militari ee u dhexeysa Iran iyo Israa’iil...

Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya

Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya

by Ilhaan
June 19, 2025
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, Mudane Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha...

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah
Warar

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah

June 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
Warar

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

June 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay
Warar

Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay

June 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya
Warar

Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya

June 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray

June 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Shirka Wadatashiga Qaranka oo Galay Maalintiisa Labaad Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Jiraan
Warar

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Galay Maalintiisa Labaad Iyadoo Xiisado Siyaasadeed ay Jiraan

June 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah
  • Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
  • Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay
  • Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00