Wariye Jaamac Deperani oo Xabsiga laga sii daayay

Ila wareedyo lagu kalsoon ayaa Radio Dalsan u sheegay in Maanta uu xuriyadiisa dib u helay Wariye Jaamac Yuusuf Deperani oo 10 cisho u xirnaa Maamulka Puntland.

Wariyaha ayaa shaqada laga joojiyay ka hor xarigiisa waxa ay Puntland u soo jeediyeen Eedeymo uu isaga beeniyay.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor