Dhageyso:Diblumaasi talooyin ku biiriyay shirka Garoowe.

Diblumaasi Max’uud Axmed Nuur oo Dowlada Filand kala taliya arimaha siyaasada Somalia ayaa raja wanaagsan ka muujiyay wax yaabaha kasoo bixi kara shirka ka furmay magaalada Garoowe.

waxa uu sheegay in talaabo wanaagsna ay tahay wada tashiga Dowlada federaalka iyo maamul goboleedyada.

waxa uu ugu baaqay dowlada fedraalka iyo maamul goboleedyada in ay gacmaha isu qabsadaan dar dar galinta hiigsiga 2016.

Halkaan ka dhageyso Wareysiga.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor