Dhageyso:Diblumaasi Talooyin ku biiriyay Dacwada Bada ee Somalia iyo Kenya.

kadib markii dhawaan Dowlada Federaalka Somalia ay sheegtay in dhawaan Maxkamada Caalamiga ah ee Heeg ay ka furmi doonto Dacwalada ka dhanka ah Dowlada Kenya ee la xiriirta Bada Somalia ayaa Max’ed Max’uud Nuur Caalim oo ah Diblumaasi Somaliyeed ahna la taliyaha Dowlada Filand ee Arimaha Somalia waxa uu talooyin ku biiriyay qaabka Dacwadahaasi.

Waxa uu sheegay in Dacwadaan ay tahay mid caalami ah Dowlada Federaalkana looga baahan yahay in ay la kaashato Ururka midowga Africa.

 

Halkaan ka dhageyso Wareysiga