HomeWarar(Warbixin )Farmaajo oo 30,000 oo Qoyskiisa Hadiyad ahaan Loogu Keenay ku wareejiyey...

(Warbixin )Farmaajo oo 30,000 oo Qoyskiisa Hadiyad ahaan Loogu Keenay ku wareejiyey Gudiga Gurmadka

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweyne Farmaajo ayaa $30,000 oo lacag ah oo hadiyad ahaan loogu keenay qoyskiisa ku wareejiye Guddiga abaaraha. waxaana guddiga ku wareejiye RW kheyre oo hadda si toos fadhiya SNTV. Lacagtan ayaa  ah tii labaad ee uu gudiga ku wareejiyo Madaxweyne Farmaajo , Shikh Nuur Baarud oo hada live ka ah SNTV aya ka gudoomay madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo ayaa $30,000 oo lacag ah oo hadiyad ahaan loogu keenay qoyskiisa ku wareejiye Guddiga abaaraha. waxaana guddiga ku wareejiye RW kheyre oo hadda si toos fadhiya SNTV.

Lacagtan ayaa  ah tii labaad ee uu gudiga ku wareejiyo Madaxweyne Farmaajo , Shikh Nuur Baarud oo hada live ka ah SNTV aya ka gudoomay madaxweynaha

- Advertisement -

Dhinaca kale TV SNTV wax had live u fadhiya Ra´sal wasaare Kheyre oo isna yaboohga lo sameynayo abaaraha ka qeybgalaya

Madaxweynaha  Farmaajo ayaa xiligi uu musharaxa ahaa wuxu Guddiga ku wareejiye $30,000 doollaar.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts