HomeCaalamkaWararkii ugu dambeeyay xiisada Ukraine iyo Ruushka oo Cirka isku sii shareertay

Wararkii ugu dambeeyay xiisada Ukraine iyo Ruushka oo Cirka isku sii shareertay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ruushka ayaa Talaadadi ciidamo dheeraad ah u diray xadka Belarus, kuwaas oo ay khubarada millatariga reer Galbeedka ku sheegeen inay u muuqato diyaar-garowga duullaan ay suurtagal tahay in Ruushku ku qaado Ukraine. Iyada oo ay xiisaddu cirka isku sii shareereyso, ayuu Mareykanka ka digay in Ruushka uu xilli walba weerari karo dalka deriska la ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ruushka ayaa Talaadadi ciidamo dheeraad ah u diray xadka Belarus, kuwaas oo ay khubarada millatariga reer Galbeedka ku sheegeen inay u muuqato diyaar-garowga duullaan ay suurtagal tahay in Ruushku ku qaado Ukraine.

Iyada oo ay xiisaddu cirka isku sii shareereyso, ayuu Mareykanka ka digay in Ruushka uu xilli walba weerari karo dalka deriska la ah ee Ukraine, halka Britain ay ay u dirtay Ukraine qeyb ka mid ah hubka lidka taangiyada.

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Difaaca Ruushka Alexander Fomin ayaa sheegay in ciidamada Ruushka iyo kuwa Belarus ay si wada jir ah u sameyn doonaan dhoollatus millatari oo uu ku sheegay mid jawaab u ah khatar dhinaca gudaha ah.

Saraakiisha Ukrain ayaa iyaguna ka digay in Ruushka ay kasoo weerari karto dhowr jiho oo ay ku jirto Belarus.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts