• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, May 17, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaaladda Muqdisho iyo Laamaha amniga oo farriin diray

Dalsan Editor by Dalsan Editor
April 15, 2021
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Laamaha amniga Gobolak Banaadir ayaa farriin adag u diray shakhsiyaad la sheegay in ay ku howlan yihiin kicin dadweyne iyo tallabooyin u muuqda in ay sababi karaan dagaal sokooye oo Muqdisho ka qarxa.
Guddoomiye Kuxegeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare ) oo warbahinta la hadlay ayaa farriin amniga ku aaddan la wadaagay Shacabka Soomaaliyeed, waxaana uu si gaar ah uga hadlay warar tan iyo xalay la isla dhex-marayay oo ahaa in Dowladda federaalka ay doonayso in ay weerar ku qaaddo Taliyihii hore Booliska Gobolka Banaadir Saadaq John, kaaasi oo dhawaan laga qaaday xilka.

“Waxaan u cadeynaynaa dadka Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Banaadir in aysan jirin wax caqabad ah ama colaad ah inaba ha la ekaatee,” ayuu yiri Mr Cali Yare.
Waxaa uu intaa ku daray in amniga magaalada Muqdisho uu sugan yahay islamarkana ay ciidamada ammaanka ay mar walba sugayaan ammaanka.
“Ciidamada ammaanka waxay u taagan yihiin goor iyo ayaan habeen iyo malain sidii ay uga hortagi lahaayeen isku day kasta oo la isku dayo in lagu carqaladeeyo amaanka , nabada iyo hormarka sida xawaaraha uga socda magaalada Muqdisho,” ayuu intaa ku daray.

Cali yare ayaa si gaar ah farriin ugu diray siyaasiyiin iyo shakhsiyaad uu sheegay in hadda ku howlan yihiin kicin dad weyne, waxaana uu sheegay in ay wax kama jiraan yihiin wararka sheegayay in Dowladdu ay qorsheysay weerar lagu qaado Taliyihii hore Booliska Gobolka Banaadir, waxaana xalay jirtay saan-saan dagaal oo laga dareemayay qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho laga dareemayay gaar ahaan xaaafado ka mid ah Degmada Hodan, halkaasi oo ay dhaq-dhaqaaqyo ciidan ay ka wadeen Ciidamo aad u hubeysan oo Dowladdu gaysay, waxaana sidoo kale dhaq-dhaqaaqyo dhankooda ka waday Ciidamo uu hoggaaminayo Saadaq John.

Xiisaddii xalay ka taagnayd Magaalada Muqdisho ayaa ugu dambeyn lagu guulaystay in la qaboojiyo, waxaana la sheegay in dadaal uu bixiyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ay ku suura gashay in la qaboojiyo xiisaddaasi.

Previous Post

Dhageyso:-Warka Subaxnimo Ee Radio Dalsan 15/04/2021

Next Post

Ciidanka xoogga dalka oo dhaq dhaqaaq ka wada gobolka Mudug

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay
Warar

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay

May 17, 2025
Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad
Warar

Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad

May 17, 2025
Xal u Helidda Qaza oo Qodob Muhiim ah ka ah Shirka Jaamacadda Carabta oo ay somaliya ka qeyb galeyso
Caalamka

Xal u Helidda Qaza oo Qodob Muhiim ah ka ah Shirka Jaamacadda Carabta oo ay somaliya ka qeyb galeyso

May 17, 2025
Ciidamada Xoogga iyo Daraawiishta K/Galbeed oo Howlgal Ka Fuliyay Baraawe Duleedkeeda
Warar

Ciidamada Xoogga iyo Daraawiishta K/Galbeed oo Howlgal Ka Fuliyay Baraawe Duleedkeeda

May 17, 2025
Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe
Warar

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe

May 17, 2025
Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe

May 17, 2025
Next Post

Ciidanka xoogga dalka oo dhaq dhaqaaq ka wada gobolka Mudug

NCA Hosts Universal Acceptance Day to Promote Digital Inclusion

NCA Hosts Universal Acceptance Day to Promote Digital Inclusion

by Dalsan Editor
May 17, 2025
0

Mogadishu, Somalia – 17 May 2025 – The National Communications Authority (NCA) hosted a full-day training and adoption event in...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay

by Dalsan Editor
May 17, 2025
0

Muqdisho, Soomaaliya – 17 May 2025 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad wacyigelin iyo tababar...

Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad

Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad

by Ilhaan
May 17, 2025
0

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyey meertada 34-aad ee shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta...

Uganda’s Deputy Army Chief Arrives in Mogadishu to Boost Military Cooperation Amid AUSSOM Security Challenges

Uganda’s Deputy Army Chief Arrives in Mogadishu to Boost Military Cooperation Amid AUSSOM Security Challenges

by Liban
May 17, 2025
0

MOGADISHU, Somalia – Uganda's Deputy Chief of Defence Forces, Lt. Gen. Sam Okiding, arrived in Mogadishu today on an official...

NCA Hosts Universal Acceptance Day to Promote Digital Inclusion
English News

NCA Hosts Universal Acceptance Day to Promote Digital Inclusion

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay
Warar

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad
Warar

Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Uganda’s Deputy Army Chief Arrives in Mogadishu to Boost Military Cooperation Amid AUSSOM Security Challenges
English News

Uganda’s Deputy Army Chief Arrives in Mogadishu to Boost Military Cooperation Amid AUSSOM Security Challenges

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Ambassador Attends Inauguration of Garissa Cultural Festival in Kenya
English News

Somali Ambassador Attends Inauguration of Garissa Cultural Festival in Kenya

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xal u Helidda Qaza oo Qodob Muhiim ah ka ah Shirka Jaamacadda Carabta oo ay somaliya ka qeyb galeyso
Caalamka

Xal u Helidda Qaza oo Qodob Muhiim ah ka ah Shirka Jaamacadda Carabta oo ay somaliya ka qeyb galeyso

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • NCA Hosts Universal Acceptance Day to Promote Digital Inclusion
  • Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah si loo Dhiirrigeliyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay
  • Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad
  • Uganda’s Deputy Army Chief Arrives in Mogadishu to Boost Military Cooperation Amid AUSSOM Security Challenges

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00