HomeWararWararkii ugu dambeeyay Dabkii ka kacay Warshada Biyaha Zamzam

Wararkii ugu dambeeyay Dabkii ka kacay Warshada Biyaha Zamzam

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dab Xooggaan ayaa caawa ka kacay xarunta Warshada Biyaha Zamzam ay ku leedahay deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Magaalada Muqdisho. Maamulka Gobalka Banaadir oo ka jawaabaya  Qeyla dhaanta bulshada deegaankaasi ku nool ayaa u diray gurmad xoog leh oo isugu jira Dabdamisyo iyo Gaadiidka kale ee aan howlahaan looga maarmin. Waaxda Dab demiska Gobalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dab Xooggaan ayaa caawa ka kacay xarunta Warshada Biyaha Zamzam ay ku leedahay deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Maamulka Gobalka Banaadir oo ka jawaabaya  Qeyla dhaanta bulshada deegaankaasi ku nool ayaa u diray gurmad xoog leh oo isugu jira Dabdamisyo iyo Gaadiidka kale ee aan howlahaan looga maarmin.

- Advertisement -

Waaxda Dab demiska Gobalka Banaadir oo gurmadkii ugu horreeyay halkaas gaarisiiyay ayaa waxaa ay sheegeen in hadda la xakameeyay in uu dabku ku faafo qeybaha kale ee Warshadda.

Cabdiqani Dhalloole oo ah Agaasimaha gurmadka Deg dega Gobalka Banadir ayaa waxa uu intaa ku daray in dabku xoogganyahay ayan isugu geeyeen wax kasto oo ay awoodeen si loo badbaadiyay hantida taalla Xarunta Warshadda Biyaha Zamzam.

Dhinaca kale goobta waxaa ku sugan Guddoomiyaha Garasbaaley, Guddoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasadda deegaankaas iyo Taliyaha Booliska Garasbaaley iyo dadweyne farabadan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts