Xubnaha qaban qaabada doorashada Guddoonka Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo la magacaabay

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa shaaciyay magacyada xubno ka sahqayn doona doorashada doorashada guddoomiyaha Guddigaas,taasi oo la filayo in ay dhawaan dhacdo.

Kadib warqad kasoo baxday guddiga, Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada Guddoonka.

Hoos ka akhriso Warqadda

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor