HomeWararXilliga dalka lagu soo celinayo Ciidanka Soomaaliyeed ee ku maqan Eritrea  oo...

Xilliga dalka lagu soo celinayo Ciidanka Soomaaliyeed ee ku maqan Eritrea  oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ciidmada Soomaalida ee ku sugan dalka Eritrea la billaabi doono inay dalka kusoo laabtaan bishan December gudaheeda. Madaxweynaha ayaa sheegay in keenista ciidankaas la dhammaystiri doono bisha Janaayo 2023-ka. Hadalka Madaxwyenaha waxaa baahiyey warbaahinta dawladda Soomaaliya, waxaana uu ka hadlayey kulan uu dhowaan la yeeshay jaaliyadda Soomaalida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ciidmada Soomaalida ee ku sugan dalka Eritrea la billaabi doono inay dalka kusoo laabtaan bishan December gudaheeda.

Madaxweynaha ayaa sheegay in keenista ciidankaas la dhammaystiri doono bisha Janaayo 2023-ka.

- Advertisement -

Hadalka Madaxwyenaha waxaa baahiyey warbaahinta dawladda Soomaaliya, waxaana uu ka hadlayey kulan uu dhowaan la yeeshay jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka

“Dhallinyarada jirta Eritrea waa ay soo laaban doonaan dhowaan,” ayuu yiri madaxweynaha oo hadlayey toddobaadkii tegay, balse muuqaalka hadalkiisa la baahiyey maaanta.

“Waxay imaatinka billaabi doonaan kahor dhammaadka bisha December, waxaana lasoo geba-gebeyn doonaa Janaayo. Waa diyaar xilligan ma fileyno dib u dhac.”

- Advertisement -

Ciidankan ayaa madaxdweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahai Farmaajo uu sheegay inay dhan yihiin 5 kun oo askri.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts