Xildhibaanno Xasaanaddii laga qaaday oo Ashtako u gudbiyay Beesha Caalamka iyo  ICJ 

Siddeeddii Xildhibaan ee Puntland xasaanadda ka qaadday ayaa  beesha Caalamka iyo Maxkamadda Adduunka ee ICJ  u  diray Warqad ashtako ah, oo ay ku sheegeen in lagu Xadgudbay.

Xildhibanada ayaa sheegay in Maamulka Puntland uu cabburin ku hayo Xildhibaanada, iyagoo sheegay in ay la xisaabtan ku sameyeen Xukuumadda, taasi darteedna loo beegsaday.

                Hoos ka Aqriso War-qadda

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media