Xasan Cabdi Ismaaciil oo mar kale loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka ah

Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaan ku dhawaaqay natiijada kursiga HOP 217

Xasan Cabdi Ismaaciil ayaa ku guuleeystay 71 cod

Maxamed Farax Muxumed ayaa isna helay 20 cod.

Waxaana halaabay 4 cod sida uu sheegay Gudoomiyaha Guddiga doorashada Dr. Siyaad Maxamed Mursal.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor