Xal laga gaaray khilaafkii ka dhashay doorashadii Jubbaland

Waxaa lasoo afjaray khilaafkii Siyaasadeed ee ka dhashay doorashadii madaxweynaha iyo tan baarlamaanka Jubbaland oo in mudda ah caqabad aiyaasadeed ku aheyd maamulkaas.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kulamo is daba joog ah oo muddooyinkii dambe uu la lahaa golaha isbedel doonka Jubbaland ku guuleystay in uu xaliyo tabashooyinkoodii.

Heshiiska oo dhowr qodob ka koobnaa ayaa waxaa lagu cadeeyay kadib markii la gareaaqsaday duruufaha ay ku sugantahay  Jubbaland kadib in la go’aan saday in muranka lasoo gaba gebeeyo.

Xubnaha la heahiiyay madazweynaha Jubbaland ayaa ahaa musharaxiintii diidanaa doorashadii uu kusoo baxay Axmed Madoobe waxaaba ka mid ahaa C/Rashiid Xidig C/naasirSeyraar iyo xubno kale oo qaadacay doorashada.

Halkaan Ka Akhriso Qoraalka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media