Wasiirka Amniga Galmudug oo Kormeeray Saldhig ciidan oo ku yaalla Magaalada Hobyo

Wasiirka amniga maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa kormeeray saldhig ciidanka Badda boliiska Galmudug ay ku leeyihiin magaalada xeebeedka Hobyo isga oo ka xog wareystay saraakiisha caqabadaha heysta.

Wasiirka Amniga Gudaha maamulka Galmudug Ahmed Moallim Fiqi oo ku sugan magaalaada Hobyo ayaa sheegay in wax laga qaban doono baahiyaha gaarka ah ee heysta taliska ciidanka Badda ee Booliska Galmudug ( Galmudug Maritime Police Unit.

Horay sidaan oo kale waxa kormeer uu ku tegay Saldhigyo ciidanka Galmudug ay ku leeyihiin deegaano ka tirsan maamulkaas,sidaas oo kalana waxa ay la waregtay wasaaradda amniga Maleeshiyaad hub iyo gaadiid,isaga oo sheegay in la tababari doono si ay uga mid noqdaan ciidanka Galmudug.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media