Wasiir ka tirsan Xukuumadda RW Rooble oo magacaabis sameeyay

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka  Xukuumadda Federaalka Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa  magacaaawday Sii-hayaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka.

Wasiir Khadiijo Diiriye ayaa Axmed Abuukar Axmed (Axmed Weli) u magacaawday inuu noqdo Sii-hayaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka Xukuumadda, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Khadiijo.

Axmed Abuukar ayaa waxaa uu horey u ahaa Agaasimihii Waaxda Garaarka iyo Maareynta Musiibooyinka, waxaana magacaabista Agaasimaha Cusub lagu wargeliyay cid kasta oo ku shaqo leh.

Hoos ka Akhriso Wareegtada magacaabista ee Wasiir Khadiijo Diiriye.