Wasiir ka tirsan Maamulka Hir-shabeelle oo geeriyooday

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabeelle ku geriyooday wasiirkii hubka dhigsta dhaqan-celinya maleeshiyaadka ee maamulkaas.

Axmed Cumar Gaaboow ayaa ahaa wasiir iyo xildhibaan ka tirsan maamulka Hirshabeelle waxaana la xaqiijiyay in uu u geeriyooday xanuun maalmihii lasoo dhaafayay hayay.

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle ayaa dalsan u xaqiijiyay geerida AUN wasiirkii hubka dhigsta dhaqan-celinya maleeshiyaadka hirshabeelle.