Wasiir Canshur “Waxba kama jiro warka sheegayo in siyaasad lo jaray Internet ka “

Iyada oo ay jirto hadal heynta ah in siyaasad  loo jaray Internet ka ayuu waxba kama jiraan ku tilmaamay wasiirka wasaarada boostada iyo isgaarsiinta cabdi canshuur

Waxa uu sheegay in ay tahay cilad dhacday oo lagu gudajiro sidii lagu xalin lahaa Hadalkan ayuu ku sheegay wareysi uu siiye Tvga Qaranka wasiirka canshuur

Shacab ayaa ilaa hada isweydiinaaya sababta rasmiga ee ka dambeysa Internet laanta iyada oo ay qaar kood kuu sheegayaan in hab siyaasad loo jray inkastoo dowlada gaar ahaan wasaarada boostada iyo isgaarsiinta waxba kama jiraan ku tilmaamtay