Wasaaradda waxbarashada oo shaacisay waqtiga uu bilaabanayo imtixaanka Dugsiyada Sare  

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay waqtiga rasmiga ah ee uu bilaabanayo imtixaanka kama dambeysta ah ee dugsiyada Sare ee Dalka.

War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in 19 bishaan uu bilaabanayo imtixaanka oo ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya.

Hoos Ka Akhriso jadwalka ay wasaaraddu soo saartay.