Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay kiisas hor leh Covid19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas hor leh oo ku aaddan caabuqa Covid19.

Wasaaraddu waxaa ay sheegtay 24kii  saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka 1075 qof, waxaana laga helay Laga Helay 129 qof.

Meelaha laga helay kisaska cusub ayaa kala ah:

o Somaliland: 73

o Jubbaland: 18

o Banadir: 10

o Puntland: 10

o Hirshabelle: 18

o Lab: 106

o Dhedig: 23

o Dhimasho: 12 ( Somliland: 4, Hirshabelle:5, Banadir:2, Jubbaland:1 )

o Bogsashada: 34

Tirada Guud ee Laga Helay: 10214

Bogsashada Guud: 4532

Dhimashada Guud: 441

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor