Wasaarada Caafimaadka oo ku  raad-joogta  dadkii xiriirka  la sameeyey  Bukaanki shalay u geeriyooday COVID 19 

Koox Saraakiil Caafimaad ayaa la sheegay ina ay ku raadjoogaan bukaanki shalay u geeriyooday Muqdisho caabuqa Carona   COVID 19,

Bukaanka oo ahaa 58 rag ah aaa la sheegay inuusan dalka meelna uga binin sida uu Dalsan u sheegay Dr Jalaaludiin oo ka tirsan u qaabilsanayasha wasaarada arimaha Caronaha  .

Jalaaludiin waxaa  uu intaasi ku daray inay Koox Saraakiil Caafimaad loo xil-saaray inay baadi-goobaan qof kasta oo xiriir la yeeshay qofka geeriyooday .

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media