Wafdi ka socda Qaramada Midoobe oo gaaray Dooloow

Wafdi ka socda heyada UNOCHA ee qaramada midoobe oo ay  hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy Isaac ayaa gaaray degmada Doolow ee gobalka Gedo.

Wafdiga ayaa la kulmay kooxaha samafalka , maamulka degmada & dadka deegaanka oo ey ka wareysteen adeegyada gargaarka iyo caqabadaha taagan.

Waxay booqdeen xarumaha caafimaad iyo wax barasho ee qaramada midoobe ay ka hirgalisay Dooloow

Magaalada Dooloow waxaa ku yaala xeryo ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah kuwaas oo u baahan gargaar dhinacyo badan

Wafdi ka socda heyada UNOCHA ee qaramada midoobe oo ay  hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media