Ururka Dhakhaatiirta Somaliyeed oo soo saaray walaac la xiriira COVID-19

Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ayaa manta oo soo saaray War-saxaafadeed ay kaga hadlayaan halista iyo faafidda Cudurka Coronavirus oo kusii faafaya dalal badan oo Caalamka ku yaalla.

War-saxaafadeedka kasoo baxay Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu sheegay inay arkeen bukaano dhowr ah oo leh Calaamadaha tuhunka Cudurka Coronavirus, kuwaasi oo ay sheegeen inay booqdeen Xarumaha Caafimaad Muqdisho ayna u baahan  yihiin in baaritaano lagu sameeyo.

Sidoo kale Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ayaa Bulshada Soomaaliyeed ayaa Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay qaatan oo  talooyinka Caafimaad ee la jeedinayo si looga hortego faafida Cuduka halista ee Coronavirus.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media