Urur-siyaasadeedyada ka jira Puntland oo kasoo horjeestay Xildhibaanadii Xasaanadda laga qaaday

Qaar kamid urur-siyaasadeedyada Maamulka Puntland ayaa war ka soo saaray Xasaanad ka qaadistii lagu sameeyay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Puntland, waxaana ay si weyn uga hor yimaaden talalabadaasi Xasaanadda looga qaaday Mudanayaashaasi.

Urur-siyaasadeedyada ayaa sidoo kale ka hadlay Sicir-bararka ka jira Puntland ee maal mahaan ay ka cabanayeen bulshada iyo Ganacsatada Degaanada Puntland, waxaana ay sheegeen ururada warka soo saaray in maamulka Puntland ay ku guuldarraysteen wax ka qabashada sicir-bararka baahsan.

Hoos ka Aqriso War-saxaafadeedka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media