Munaasabad xasuus looguna duceynayo dadkii ku geeriyooday Sanad ka hor qarixii Soobe ee 14-kii October.
Munasabada ayaa waxa ay ka socota waxaa ku sugan boqolaal qof oo Shacab ah iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda.
Hoos si toos ah uga daawo Muuqaalka.