Taliska qeybta Boliiska Gobolka Bari oo war kasoo saaray amniga Magaalada Boosaaso

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Mudane Xuseen Cali Maxamuud Ayaa Saka Shir Gudoomiyay Shirka Khamiis Laha Ah Oo Ay Yeshaan Dhamaan Taliyaha Saldhigyada Taliyaaha Rugaha Iyo Dhamaan Srakiisha Ciidamada Gobalka Bari Waxana Saka Lagu Garfeeyay Xaqiijinta Amniga Bosaaso Iyo Bandowga Oo Sidiisi Uga Sii Socon Doona Magalada Bosaaso

Dhamaan Ciidamada Ayuu Taliyaha Faray In Ay Dadka Ku Wacyigaliyaan In Ay Qataan Fariimaha Caafimaad Ee Wasarada Caafimadka Puntland Ay Bixineeso eek u aaddan fayruska Corona.

Maalmihii lasoo dhaafay howlgallo kala duwan ayaa ka socday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland,iyada sidaa oo kalana Bandow lagu soo rogay magaalooyinkaa mamaulkaas si loo yareeyo faafidda caabuqa Covid 19.