Soomaaliya iyo Tunisia oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Danjiraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee dalka Kuwait Dr Abdullahi Mohammed Odowa ayaa  xafiiska ku qaabiley Danjiraha Tunisia ujooga Kuwait  Hechemi Agili.

Labada masuul ayaa kawada hadleen xidhiidhka taariikhiga ah ee labada wadan ee walaalaha u dhaxeeya iyo sidii loosii xoojin lahaa iyo, isbadaladda siyaasaddeed ee Tunisia ka dhacaya.

Dowladda Tunisa ayaa ka mid ah dalalka carbeed ee isbedalka maamul ku dhacay, waxaana sidoo kale saameeyay isbeddalka siyaasadeed ee dalalka Carabta.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor