Soomaalida Mareykanka oo lagu abaalmarinayo qaadashada tallaalka Covid-19

Gobollo ka mid ah dalka Maraykanaka ayaa waxaa fara ba’an ku haya cudurka Karoona noocaloo yaqaanno Delta iyadoo wali dadlkaasi ay ka socoto qaadashada Tallaaaka.

Gobolka Minnesota ee Soomaalida ku badan tahay ayaa si dadka loogu dhiiro galiyo qaadashada tallaalka, waxaa qofkii qaata tallaalka qaybta kowaadla guddoonsiinayaa lacagdhan100 doolar.

Lacagta lagu abaal marinayo dadka qaata tallaalka ayaana keenatay in goobaha tallaalka lagu qaato ay dadku ku bataan hadda.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor