Somaaliya iyo Itoobiya oo heshiis cusub ku kala saxiixday Muqdisho

Kadib booqashadii uu ra”isul wasaaraha Itoobiya uu ku yimid magaalada Muqdisho waxaa jiray kulan gaar ahaa oo ay wada qaateen Madaxweynaha Somaliya iyo Ra”isul wasaaraha dalka Itoobiya waxaana kulankaas xiriirka soo jireenka ah ee labada dal.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmajo ayaa sheegay guul ku tilmaamay booqashada uu Ra”isul wasaaraha Itoobiya uu ku yimid Soomaaliya waxaana uu sheegay in uu ka dhaxeeyo iskaashi dhinac kasta ah.

Aby Axmed ayaa isaguna waxa uu sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay booqashada uu ku yimid Somaliya iyo in uu ku ciido waxaana uu sheegay in labada dowladood ay iska kaashan doonaan xoojinta Amniga,dhaqalaha iyo kan dhaqan dhaqaale.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media