Siciid Deni oo qaabilay wafdi ka socda Bangigga Adduunka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay wafdi ka socda Bangigga Adduunka oo uu hoggaaminayo Madaxa Mashruuca Tayeynta Hay’adaha Dowladda Gregory Kasunko.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada iyo Mas’uuliyiinta Dowladda ee wadashaqeynta la leh Bangigga Adduunka, waxaa looga hadlay dardagelinta mashaariicda Bangiga Adduunku uu ka wado Puntland.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor