Sawiro:-Ciidamo Millateri ah oo lagu daadiyay Wadooyinka Magalada Jigjiga

Wararka ka imaanaya Magalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta Ciidamo farabadan oo Millateri ah lagu arkay wadooyinka Magaaladaas.

Ciidamada ayaa qaarkood taagan wadooyinka halka qaarkood ay fadhiyaan hareeraha Wadooyinka Jigjiga,hayeeshee aysan sameynneyn wax baaritaano ah sida ay sheegeen dad igjiga ku sugan.

Shalay ayaa waxaa Magalada Jigjiga ka dhacay rabshado,wallow Maanta ay xaaladu tahay mid degan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor