Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo aan wali tagin Shirka iyo cabsi laga qabo inay baaqdaan

Goor dhaw aye  shirka ka furmay teendhada ku taalla xerada Afisyooni ee Ciidamada Cirka Soomaaliya gaaray qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada KG , GALMUDUG ,HIRSHABELELLE , guddoomiyaha gobolka Banaadir, Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Weli waxaa aanan goobta gaarin madaxweyneyaasha Jubaland iyo Puntland sida wariyaheena Fadumo Abdulkadir ay so sheegeyso

Dani iyo Madoobe  waxay horraan walaac ka muujiyeen ammaanka goobta shirka lagu qabanayo.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor