Raila Odinga oo ka hor yimid Natiijadii kasoo badxay doorashadii uu galay

Raila Odinga oo qabtay shir jaraa’id ayaa ku gacan seyray natiijadii shalay ka soo baxday guddiga doorashada Kenya.

“Tiradii uu ku dhawaaqay Mr Chebukati waxba kama jiraan waxaana khasab ah in maxkamadaha sharciga ay meesha ka saaraan”

Raila oo hadalkiisa sii watay ayaa yiri, “malaayiin Kenyaan ah ayaa codeysay si ay hogaamiye cusub u doortaan. Laakiin shalay dimuqraadiyadeena curdunka ah dharbaaxa weyn ayaa ku dhacday.”

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor