Ra’iisul Wasaaraha Cusub oo Bulshada Soomaaliyeed u diray Hambalyo ku aaddan 1-da Luuliyo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 1-dii Luulyo ee  gobolladii koofureed ay ka xoroobeen gumaystihii Talyaaniga, isla maalintaana ay midoobeen gobolladii Waqooyiga iyo Koofurta ayaa hambalyo ku aaddan u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa bulshada Soomaaliyeed xusuusiyey muhiimadda maalintani u leedahay, isagoo ugu baaqay in ay u midoobaan horumarka iyo dib u soo kabashada dalkooda.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor