Puntland oo Guddi u Magacaawday xaaladda ka jirta Qardho + Magacyada

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, isagoo ka duulaya saamaynta balaaran ee ay yeesheen roobabkii daadadka watay ee ka da’ay degmadda Qardho, kaas oo sababay dhimasho, burbur hantiyeed iyo barakac balaaran.

Sidaas darteed, Madaxweynaha Puntland wuxuu magacaabay Guddiga sare ee Gurmadka Fatahaada Degmadda Qardho ee Gobolka Karkaar:

1-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Demoqradiyaynta iyo Federalka (Guddoomiye)
2-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

3-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga

4-Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska

5-Wasiirka Wasaaradda Deeganka, Beeraha iyo. Isbadalka Cimiladda

6-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Dhaqalaha

7-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadidka

8-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka

9- Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Biyaha iyo Macdanta

10-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska

11-Agaasimaha Guud Hay’adda HADMA

12-General Khalif Ciise Mudane   La taliyaha Madaxweynaha

13-Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada

14-Xildhibaan Sharmaake Cali Cilmi

15-Xildhibaan Ahmeddaad Jaamac Diiriye

16-Xildhibaan Maxamed Maxamuud Barre

17-Siyaasi Cali Abdi Awaare

18-Guddomiyaha Gobolka Karkaar

19-Taliyaha Qaybta Gobolka Karkaar

20-Guddomiyaha Degmada Qardho

21- Sh. Fu’aad Maxamuud Nuur  Culumadda

22- Jaamac Salaad Maxamed (Dhagadheere) Ganacsatadda

23- Axmed Cabdi Hurre

24- Maxamed Caydiid Jaama(Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga)

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media