Puntland iyo Dowladda dhexe oo ka heshiiyay Qodob ay horay isugu khilaafsanaayeen

Maamul Goboleedka Puntland iyo Dowladda Federaalka ah e Soomaaliya ayaa heshiis ka gaaray qaar ka mid ah Qodobadii ay isku khilaafsanaayeen, waxaana xal laga gaaray qodob ka mid ah dhowr qodob oo ay labad dhinac si weyn isagu hayaan.

Puntland iyo Dowladda Soomaaliya ayaa ka heshiiyay  arrinta waxbaarshada oo ahaa qodob ka mdi ah waxyabaha maamulkaasi iyo Dwoladda dhexe isku khilaafeen, waxaana lagu heshiiyey in ardayda Puntland ay Dowladda Federaalka  siiso shahaadada dugsiga sare.

Hoos ka aqrsio War-saxaafadeedka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media