Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir aya xalay howlo nadaafaded waxa uu ka sameeyay waddooyin muhiim ah oo ka tirsan magaalada Muqdisho si loogu diyaariyo maalmaha ciidda in dadku ay ku damaashaadaan.

Waddooyinka ololaha nadaafadeed laga sameeyay ayaa waxaa ka mid ah Wadada oobe oo la arkayay iyada oo gaadiidka nadaafadda ee gobolku ay qadayaan Miisaskii hilibka lagu iibin jiray ee yiilay hareeraha wadada.

Iyadoo nagu soo food leedahay Maalmaha Ciidul fidriga ayaa xa Maamulka Gobolka Banaadir Waxay Olala Nadagafeed Ka Sameeyeen qaar Ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir si ay shacabka ugu Ciidestaan Magaalo Nadiif ah ayaa lagu yiri wax kasoo baxay maamulka gobolka Banaadir.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media