Guddiga doorashada Somaliland ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergda 5 kursi, kuwaasi oo ka tirsan Golaha Shacabka, ee Baarlaamanka 11aad ku matali doona Gobolada Waqooyi.
Hoos ka akhriso Warqadda shaacinta kuraasta