HomeWarar Milateriga Suudaan oo war hor leh ka soo saaray xaaladda Cakiran ee...

 Milateriga Suudaan oo war hor leh ka soo saaray xaaladda Cakiran ee dalkaas

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliyaha militeriga Suudaan Janaraal Cabdel Fataax Al Burhaan ayaa sheegay in ciidanka ay waddada u xaari doonaan sidii loogu dhawaaqi lahaa dowlad rayid ah. Khudbad uu ka jeediyay taleefishinka ayuu sheegay in ciidamada qalabka sida aysan hor istaagi doonin isbedel dimuqraadi ah, ayna ka go’an tahay inay ka shaqeeyaan sidii doorasho loo qaban lahaa. Janaraal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha militeriga Suudaan Janaraal Cabdel Fataax Al Burhaan ayaa sheegay in ciidanka ay waddada u xaari doonaan sidii loogu dhawaaqi lahaa dowlad rayid ah.

Khudbad uu ka jeediyay taleefishinka ayuu sheegay in ciidamada qalabka sida aysan hor istaagi doonin isbedel dimuqraadi ah, ayna ka go’an tahay inay ka shaqeeyaan sidii doorasho loo qaban lahaa.

- Advertisement -

Janaraal Cabdel Fataax Al Burhaan wuxuu sheegay in ciidamada aysan hadda ka qeyb geli doonin wadahadallada lagu soo afjarayo qalalaasaha siyaasadeed ee dalka ka jira, iyadoo dadaallada wadahadallada ay garwadeen ka noqon doonaan kooxaha bulshada rayidka ah.Taliyaha militeriga wuxuu ka gaabsaday xilligga rasmiga ah ay xilka ku wareejin doonaan dowlad rayida ah.

Waa tanaasulaad aad u weyn oo ay ku dhawaaqeen ciidanka, kuwaas oo la kulmay cadaadis badan oo kaga imaanayay dibad baxayaasha dimuqraadiyad doonka ah oo dibadbaxyo joogto ah ka waday guud ahaan Suudaan.

Militeriga Suudaan ayaa afgembi kula wareegay awoodda dalka bishii Oktoobar ee sanadkii hore kadib markii ay xilka ka tuureen Ra’iisul Wasaarihii dowladda rayidka aheyd Cabdalla Hamdok.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts