Miisaaniyadda Galmudug ee 2022-k oo Baarlamaanka la horgeeyay

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta oo Axad ah kulankoodii caadiga ahaay yeeshay waxaana shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayna ku wehlineysay Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka

Kulanka maanta ayaa ajandihiisu ahaay,

Bandhiga iyo Akhrinta Koowaad ee Hindise-Sharciyeedka Miisaaniyadda Galmudug ee Sanadka 2022.

Wasiirka Maaliyada Galmudug Farxaan Cali Maxamuud ayaa kulankii maanta ee Baarlamaanka horgeeyay Miisanada Galmudug ee 2022, waxaana Xildhibaanadu soo aqrin doonan miisaaniyada ee usoo gudbiyay Wasiirka maaliyada Galmudug taas oo kasoo gudubtay Golaha Wasiirada Galmudug.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor