Midowga Musharrixiinta oo Farmaajo ugu baaqey in uu Villada banneeyo.

Golaha Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray War-saxaafadeed ay kaag hadlayaan arrimaha siyaasadda dalka gaar ahaan xaaladaha hadda uu marunku ka taagan yahay.

War-saxaafadeedka ayaa Maadxweyne farmaajo looga dalbaday in uu Villada banneeyo, sidoo kalena waxaa ay cambaareeyeen isku daygii Afgambi ee shalay Ciidan ka amar qaata farmaajo ay kula wareegeen Xafiiska Rooble.

Hoos ka akhriso Qoraalka