Midowga Musharixiinta oo Taageeray go’aankii RW Rooble

Golaha Midowga Musharixiinta ayaa taagaeeray go’aankii Ra’iisul Wasaare Rooble ee ahaa Xil ka qaadistii uu ku sameeyay Taliyihii Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin, waxaana ay bogaadiyeen tallaabada uu qaaday Rooble.

War-saxaafaded kazoo baxay Golaha Midowga Musharixiinta ayaa waxaa lagu sheegay in Tallaabadaani ay tahay mid Cadaalad ay ku heli karto Marxuumad Ikraan Tahliil.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka Midowga Musharixiinta