Midowga Musharixiinta oo taageeray go’aankii Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka

Midowga Musharrixiinta Madaxweynaha oo taageeray go’aankii xukuumadda Federaalka Soomaaliya kaga laabatay in ONLF argagaxiso tahay.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Midowga Musharixiinta