Midowga Musharixiinta oo caddeeyay Qoqifkooda qodabadii kasoo baxay Shirkii G/Wadatashiga Qaran

Midowga Musharixiinta ayaa ka hadlay shirka lagu soo gabagabeeyay Muqdisho, kaasi oo go’aanno looga gaaray murankii ka taagnaa arrimaha doorashooyinka dalka.

Golaha Midowga musharixiinta ayaa soo dhaweeayy go’aanada kasoo baxay shirka Muqdisho lagu soogabagabeeyay, kadib war murtiyeed ay soo saareen Goluhu.

Hoos ka akhriso War-saxaaafadeedka kasoo baxay Midowga Musharixiinta

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor