Midowga Musharaxiinta oo magacaabaya Guddiyada Shirweyne iyo mid Amni

Golaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha oo soo saaray War-saxafadeed ayaa waxaa ay shaaciyay in ay qaban donaan Shirweyne Wadatashi oo ay kasoo qayb geli doonaan dhammaan qaybaha kala duwan ee Bulshada.

War-Saxaafadeedka Golaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha  ayaa waxaa  sidoo kale lagu sheegay in la magacaabi doono 2 guddi, kuwaasi oo kala ah Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha iyo Guddiga Amniga Shirweynaha.

Hoos ka Akriso War-Saxaafadeedka.