Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo Odayaasha dhaqanka Caabud-waaq?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa degmada Caabudwaaq kulan kula yeeshay hoggaamiyaasha dhaqanka ee magaaladaasi.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa la kulmay ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax,  Odayaasha dhaqanka iyo qaar ka mid ah hoggaaamiyaasha ururadabulshada.

Dhinacyadaasi waxa ay ka wadahadleen arimo ay ka mid yihiin nabadaynta,dib-u-heshiisiinta, kalsooni-dhisidda iyo gaarsiinta adeegyada dowladda ee deegaankaasi.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media